DEG DEG Saxiix weyn oo Manchester City tijaabada caafimaada caafimaadka uga gudbay …..

Ayyoub Bouaddi ayaa si rasmi ah ugu sii dhawaanaya ku biirista Manchester City, kaddib markii ciyaaryahanka reer France uu dhammeystay baaritaankii caafimaad ee kooxda.

Bouaddi ayaa City uga soo wareegaya Lille heshiis ku kacaya €95 milyan, iyadoo ay heshiiska ku jiraan €5 milyan oo gunnooyin ah, labada kooxood ayaa sidoo kale dhammeystiray oo saxiixay dhammaan dukumentiyada lagama maarmaanka u ah heshiiska, taasoo ka dhigan in tallaabooyinka ugu muhiimsan ee wareejintu la soo gabagabeeyay.

Bouaddi ayaa hadda loo arkaa inuu si rasmi ah uga mid noqon doono Manchester City, iyadoo saxiixiisa uu noqonayo mid ka mid ah heshiisyada waaweyn ee kooxda xagaagan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga