Haaland Oo Laba Gool Ku Soo Galay Tartanka Kabta Dahabka, Messi iyo Mbappé Ayuu Hoggaanka La Wadaagayaa!

Xiddiga reer Norway ayaa si rasmi ah ugu biiray tartanka gooldhalinta ugu badan ee Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu laba gool ka dhaliyay guushii 2-1 ee ay Norway kaga adkaatay Brazil wareegga 16-ka.

Haaland ayaa haatan leh 7 gool, isagoo hoggaanka gooldhalinta la wadaagaya xiddiga Faransiiska iyo kabtanka Argentina .

Weeraryahanka England ayaa ku jira kaalinta afaraad isagoo leh 5 gool, halka iyo ay wadaagaan kaalinta shanaad, iyagoo min 4 gool dhaliyay.

Xulka ayaa wareegga siddeedda ee tartanka ku wajihi doona , kaddib markii England ay ka adkaatay Mexico.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga