RASMI: Kulamada Ugu Horeeya Ee Wareega 32 Koobka Adduunka Oo La Xaqiijyay.

Inkasta oo aanay wali dhamaan kulamada wareega 3-aad ee tartanka Koobka Adduunka hadana waxa jira Kulamo la Sii Ogaaday wareega 32 tartanka.

Kadib kulamadii la ciyaaray xalay ee kulamada 3-aad ee Koobka Adduunka waxa la xaqiijyay labadii Kulan ee ugu horeeyay ee wareega 32 tartanka Koobka Adduunka.

Kulanka ugu horeeya ayaa ah kulanka dhexmari Doona Xulalka Canada iyo South Africa.

Kulanka xiga ayaa ah kulanka dhexmari Doona Xulalka Netherlands iyo Morocco.

Sidoo kale kulanka xiga ayaa ah mid dhexmari Doona Xulalka Brazil iyo Japan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga