XASAASI: Arne Slot Oo Durba Qarka U Saaran Shaqo Cusub, Koox Weyn Oo Reer Yurub Ah Ayaa Doonaysa.

Tababaraha dhawaan laga caydhiyay shaqada Liverpool ee Arne Slot ayaa durba uGu cad-cad in uu qabto shaqo kale oo tababaranimo.

Saxafiga reer Italy ee Sacha Tavolieri ayaa sheegay in Arne Slot uu qarka u saran yahay in uu noqdo tababaraha cusub ee kooxda Ac Milan.

Milan ayaa suuqa ugu jirta tababare cusub ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka markii ay shaqada ka caydhisay tababareheedii hore.

Arne Slot ayaa haatan hogaaminaya tababarayaasha u sharaxan in uu hogaamiyo kooxda reer Italy xilli ciyaareedka dambe.

Milan ayaa wadahadalo la furtay Arne Slot si ay uga dhigaan tababarohooda cusub.

Warkan ayaa imanaya saacado kadib markii Liverpool xaqiijisay in uu Arne Slot Ka tagi doono kooxda.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga