Kooxaha Champions League Ka Dhaliyay Goolasha Ugu Badan Xilli ciyaareed Kaliya.

Champions League ayaa meel Xiiso leh maraya iyada Oo la ciyaaray kulamadii lugta Hore Ee Semi-final champion League.

Bayern iyo PSG ayaa Dhaliyay goolal badan Kulankii ay wada ciyaareen kulan xiiso Waali ah lahaa.

Tartanka champions league ayaa laga Dhaliyay goolal aad u badan ulaa haatan xilli ciyaareedkan.

Kooxaha PSG iyo Bayern ayaa Ku biiray liiska kooxaha dhaliyay goolasha Ugu badan xilli ciyaareed kaliya.

Kooxda Barcelona ayaa haysta rikoodhka iyaga Oo xilli ciyaareedkii 1999/2000 dhaliyay 45 Gool tartanka champions league.

Kooxda PSG ayaa Ku xigta iyaga Oo dhaliyay 43 Gool champions league xilli ciyaareedkan.

Halkan kaga bogo kooxaha goolasha Ugu badan ka dhaliyay champions league xilli ciyaareed kaliya.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga