
Kooxda Chelsea ayaa sii wada magacaabista iyo caydhinta tababarayaasha.
Pochetino ayaa ahaa tababarihii ugu dambeeyay ee ay caydhiso Chelsea.
M ahan markii ugu horaysay ee ay Chelsea si dhib yar ku Caydhisay Tababare.
Tababare Pochetino ayaa ahaa tababarihii 7-aad ee ay Chelsea caydhiso Muddo 8 Sano ah.
Wax la Soo gudbiyay liiska tababarayaasha ay Chelsea Caydhisay 7 Sano ee ugu dambaysay.
Halka kaga bogo:
▪️Antonio Conte – 2016
▪️Maurizio Sarri – 2018
▪️Frank Lampard – 2019
▪️Thomas Tuchel – 2021
▪️Graham Potter – 2022
▪️Frank Lampard – 2023 (ku meel-gaadh).
▪️Mauricio Pochettino – 2023
Be the first to comment