Virgil Van Dijk Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Liverpool, Maxaa Cusub?

Kabtanka Liverpool ee Virgil Van Dijk ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Liverpool.

Van Dijk ayuu shaki ku jiraa mustaqbalkiisa Kooxda Liverpoll iyada o lala xidhiidhinayo n u ka tago kooxda.

Si kasta ha ahaatee Van Dijk ayaa Meesha ka saaray in u ka tagi doono kooxda dhamaadka xilli yaareedkan.

“Heshiiska cusub? Wax war ah oo arintaas ku saabsan ma jiraan, naadigu hadda waa mashquul. Laakiin aad ayaan ugu faraxsanahay halkan, waan jeclahay kooxda, taasna waad arki kartaa sidoo kale”.

“Waxaa jiri doona is badal weyn waxana an oonayaa n an ka qayb ahaado is badalkaas”

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga