Ten Hag Oo Fariin U Diray Maamulka Kooxda Kadib Guushii FA Cup-ka.

Tababaraha Man United Erik Ten Hag ayaa fariin cad u diray Maamulka kooxda kadib guushii FA Cup-ka.

Kooxda Man United ayaa 2/1 kaga badisay kooxda Man City kulan ka dhacay Wembley.

Ten Hag ayuu shaki ku jiraa mustaqbalkiisa Man United iyada oo la sheegayo in la caydhin doono.

Ten Hag: “Laba koob oo labo xilli ah iyo seddex final… ma xuma”.

“Haddii aysan mar dambe i rabin, waxaan aadi doonaa meel kale oo aan koobab ku guuleysan doono. Taasi waa waxa aan sameeyo”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga