Xaqiiqooyinka Laga Diwaan Galiyay Kulankii Ay Man United Ku Guulaystay FA Cup-ka

Kooxda Man United ayaa samaysay mucjiso kadib markii ay ku guulaystay FA Cup-ka xilli ciyaareedkan.

Man United ayaa 2/1 ku garaacday kooxda ay jaarka yihiin ee Man City kulan ka dhacay Wembley.

Kadib kulanka waxa aan ku soo bandhigaynaa xaqiiqooyinka laga diwaan galiyay kulanka.

  1. Alejandro Garnacho waa da’yarkii seddexaad ee gool u dhaliya Man United Final-ka FA Cup-ka ka dib Norman Whiteside (1983 v Brighton) iyo Cristiano Ronaldo.
  2. Dhameystirka 8-aad xilli ciyaareedkan, Manchester United ayaa ah kooxda ugu hooseeya ee ku guuleysata #FACup tan iyo Arsenal intii uu joogay Mikel Arteta 2019-20 (sidoo kale 8aad).
  3. Manchester City waa kooxdii ugu horeysay ee heysata FACup ee ku dhamaysata kaalinta 2-aad xilli ciyaareedkii xigay tan iyo Man United oo sidaas samaysay 2004/2005.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga