Tartanka Gooldhalinta Premier League Oo Meel Xiiso Leh Maraya

Tartanka gooldhalinta horyaalka Premier League ayaa maraya meel xiiso leh maraya iyada oo ay kooxaha Arsenal Iyo Man City ku tartamayaan horyaalka.

Dhinaca kale tartanka gooldhalinta premier League ayaa sidoo kale maraya meel xiiso leh iyada oo ay xiddigo badan ku tartamayaan horyaalka.

Xiddiga Erling Haaland ayaa hogaaminaya gooldhalinta horyaalka isaga oo dhaliyay 25 gool horyaalka premier Leageu.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda Chelsea ee Cole Palmer kaas oo dhaliyay 21 gool horyaalka premier League.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda Newcastle ee Alexandre Isak kaas oo dhaliyay 20 gool horyaalka premier League.

waxa ku xiga xiddiga kooxda Aston Villa ee Ollie Watkins kaas oo dhaliyay 19 gool horyaalka.

Halkan Kaga bogo xiddigaha u tartamaya gooldhalinta.

  1. Erling Braut Haaland (Manchester City) 25 Gool
  2. Cole Palmer (Chelsea) 21
  3. Alexander Isak (Newcastle) 20
  4. Ollie Watkins (Aston Villa) 19

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga