Taageerayaasha Arsenal Oo Doortay Xiddiga Ugu Fiican Arsenal Ilaa Haatan Xilli Ciyaareedkan.

Taageerayaasha Arsenal ayaa qaba in Declan Rice uu yahay xiddiga ugu fiican ilaa haatan.

Dabcan, taageere kasta waxa uu jecel yahay kooxda Arteta, laakiin Rice waxay u muuqataa yahay xiddiga ugu fiican sabab la xidhiidha tayadiisa.

Taageere ayaa bogiisa X ku qoray”Waa in uu noqdo Rice, Kulanka uu ku jira qaab ciyaareed fiican xitaa way wanaagsantahay aadna way u yaryihiin kulamadiisa xun”.

SirLaw: “Ma xasuusan karo inuu ciyaaray ciyaar xun.”ayuu mid kale qoray.

Wolferesque: “ciyaartoygu ugu fiican waa Arsenal, Waxa uu joogay meel kasta daafaca ilaa khadka dhexe, waxa uu badbaadiyaa kubada sidoo kale waxa uu dhaliyaa goolal”ayuu mid kale yidhi.

Musharaxa labaad ee ugu fiican ciyaartoyga Xiliga waa Gabriel Magalhaes. Waxa uu soo qaatay xilli ciyaareed cajiib ah sababta kaliya ee uu uga hooseeyo Rice waa booskiisa.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga