Opta Sports SuperComputer ayaa saadaalisay afarta kooxood ee u gudbi doona wareegga afar dhammaadka (semi-finals) ee UEFA Champions League.
Lugta labaad ee wareegga siddeed dhammaadka ayaa la ciyaari doonaa toddobaadkan dhexdiisa.
Kulamadii lugta hore ee la ciyaaray toddobaadkii hore:
Arsenal ayaa 1-0 ku garaacday Sporting CP
Real Madrid ayaa 2-1 gurigeeda kaga badisay Bayern Munich
Paris Saint-Germain (PSG) ayaa 2-0 ku garaacday Liverpool
Atletico Madrid ayaa 2-0 ku garaacday Barcelona Camp Nou
Opta waxay sheegtay in kooxaha laga adkaaday lugta hore aysan midkoodna haysan fursad ka badan 21.1% oo ay ku soo laabtaan.
Saadaasha u gudbista semi-finals:
Arsenal – 88%
Bayern Munich – 83.4%
Paris Saint-Germain – 85.6%
Atletico Madrid – 78.9%
👉 Taas macnaheedu waa SuperComputer in uu filayo in afartan kooxood ay u gudbaan wareegga afar dhammaadka, iyadoo ay adkaan doonto in kooxihii laga adkaaday lugta hore ay soo laabtaan.
Be the first to comment