Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray

Waxa la ciyaaray kulamo xiiso leh Sabtidii iyo Axadii kana tirsan horyaalka premier League.

Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ayaa badiyay kulamadoodii iyaga oo wali sii wada is baacsiga.

Dhinaca kale Man United ayaa guul muhiim ah ka gaadhay Luton iyaga oo gaadhay guushoodii 4-aad oo xidhiidh ah.

Laakiin Man City ayaa dhibco ku lumisay kulankii ay la ciyaartay kooxda Chelsea kulan ka dhacay Etihad Staduim.

Kadib kulamada waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka horyaalka premier League.

Halkan Kaga Bogo shaxda ugu fiican todobaadka premier League.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga