Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Champions League Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka champions League kadib kulamo la ciyaaray todobaadkan.

Salaasadii iyo Arbacadii ayaa la ciyaaray tartanka champions League iyada oo kooxo badan natiijooyin fiican heleen.

Xiddigo ayaa dhinacooda wacdaro dhigay kulamadoodii iyaga oo si fiican u caawiyay kooxohooda in ay guulo gaadhaan.

Kadib kulamadii la ciyaaray UEFA ayaa soo saartay shaxda ugu fiican tartanka champions League todobaadka.

Kooxaha Real Madrid, Man City iyo PSG ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 3 xiddig.

Kooxaha Lazio iyo Copenhagen ayaa shaxda dhinacooda ku leh min hal xiddig

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga