Shaxda Ugu Fiican Bishii March Ee Premier League Oo La Soo Saaray.

Waxa bishii March la ciyaarya kulamo xiiso leh kana tirsan horyaalka premier League oo ay xiddigo badan wacdaro dhigeen.

Shabakada Whoscred ayaa soo saartay shaxda ugu fiican ee bishii March ee horyaalka premier League.

Waxa lagu qiimeeyay qaab ciyaareedka xiddigaha ee bishii La soo dhaafay iyada oo xiddigo badan ka soo muuqdeen.

Kooxaha reer London ee Tottenham, Fulham iyo Arsenal ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha Bournemouth, Man United, Liverpool, Chelsea iyo West Ham ayaa shaxda ku leh min 2 xiddig.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga