Saka Oo Boodhka Ka Jaftay Rikoodh Ay Aubameyang Iyo Walcott U Dhigeen Arsenal.

Xiddiga kooxda Arsenal ee Bukayo Saka ayaa sii waday wacdarihii uu dhigayay premier League xilli ciyaareedkan.

Saka ayaa dhaliyay gool kulankii ay kooxdiisu 3/0 kaga badisay Bournemouth kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.

Bukayo Saka waa ciyaaryahankii ugu horreeyay ee 20 gool u dhaliya Arsenal hal xilli ciyaareed (dhammaan tartamada) tan iyo Pierre-Emerick Aubameyang xilli ciyaareedkii 2019-20 (29 gool).

Sidoo kale Ciyaaryahankii ugu horeeyay ee Ingiriis ah oo sidaas u sameeya kooxda tan iyo Theo Walcott 2012-13 (21 gool). Suugo.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga