RASMI: Tababarayaasha U Tartami Doona Abaalmarinta Tababaraha Ugu Fiican Premier League Oo La Shaaciyay

Horyaalka Premier League ayaa ku dhawaaqay shanta musharrax ee u tartami doona abaal-marinta tababaraha xilli ciyaareedka 2023-24.

Abaalmarinta ayaa lagu maamuusayaa tababarayaashii shaqada fiican qabtay xilli ciyaareedka sida fiicana u ciyaarsiiyay kooxohooda.

6 Tababare oo shaqo fiican qabtay ayaa u tartami doona abaalmarinta tababaraha ugu fiican xilli ciyaareedka.

Tababarayaasha Guardiola (Man City), Klopp (Liverpool), Arteta (Arsenal), Unai Emery (Aston Villa) Iyo  Andoni Iraola (Bournemouth) ayaa ku tartamaya abaalmarinta tababaraha ugu fiican xilli ciyaareedka.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga