Lewandowski: Waa In Ay Barcelona Halkan Arin Ka Barato Real Madrid.

“La Liga, Real Madrid waxa ay badisay kulamo badan iyaga oo aan si fiican u ciyaarin, waxaana filayaa in ay taasi tahay wax aan u baahanahay [Barca] si aan u horumarino xilli ciyaareedka soo socda”ayuu Robert Lewandowski u sheegay Mundo Deportivo.

Sidoo kale wareysiga, weeraryahanku wuxuu carabka ku adkeeyay sida ay muhiim u tahay in lagu guuleysto ciyaaraha ‘qaab ahaan.

Kooxda Barcelona ayaa ku dhibaatootay koobab iyada oo kooxda Xavi ayna ku guulaysan wax koob ah xilli ciyaareedkan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga