La Liga Oo Shaaciyay Wakhtiga La Soo Saari Doono Jadwalka Xilli Ciyaareedka Dambe.

Xidhiidhka La Liga ayaa shaaciyay wakhtiga la soo saari doono jadwalka horyaalka ee xilli ciyaareedka 2024/2025 Iyo waliba wakhtiga uu bilaaban doono xilli ciyaareedku.

Xilli ciyaareedkii 2023/2024 ayaa soo dhamaaday kadib markii ay Madrid ku guulaystay horyaalka.

Wakhtiga la shaacin doono jadwalka xilli ciyaareedka La Liga 2024/2025.

Xidhiidhka La Liga ayaa shaacin doona jadwalka horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedka cusub maalinta Salaasada kuna began 18 June.

Xilli ciyaareedka cusub ee 2024/2025 ayaa bilaaban doona 18 Bisha ee sanadka 2024 halka uu dhamaan doono 25 Bisha May ee sanadka 2025.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga