Kooxda Ay VAR Saamaynta Ugu Weyn Ku Yeelatay Xilli Ciyaareedkan Premier League Oo La Ogaaday.

VAR ayaa samaysay khaladaad waali ah xilli ciyaareedkan kuwaas oo sameeyay kooxo badan oo premier League ah.

Waxa jira kooxo ay si aad ah u saamaysay khaladaadka ay sameeyaan garsoorayaasha hogaaminaya Tegnoolajiyada VAR.

Sida laga soo xigtay TNT Sport, VAR yaa xilli ciyaareedkan sameeyay 20 khalad oo aad u weyn horyaalka premier League.

Kooxda Liverpool ayaa noqotay kooxda ay saamaynta ugu badan ku yeelatay VAR ilaa haatan xilli ciyaareedkan.

20% khaladaad ay samayso VAR Xilli ciyaareedkan waxa ay ka hor yimaadeen kooxda Liverpool.

Waxa xusid mudan in uu ka mid yahay khaladaadka VAR Ka gashay Liverpool goolkii ay Reds ka dhalisay Tottenham ee laga diiday.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga