Kooxaha Tirada Ugu Badan Gaadhay Final champions League Oo La Soo Saaray

Waxa ay saacado yar inaga xigtaa final champions league xilli ciyaareedkan.

Kooxaha PSG iyo Arsenal ayaa isaga Hor iman doona Budapest final champions league.

Waxa jira kooxo ka Badan Inta kale Marka Laga hadlayo gaadhista final champions league.

Real Madrid ayaa ah boqorada champions league maadama ay yihiin kooxda gaadhay final champions league tirada ugu badan.

Hadaba waxa aan Halkan ku Soo bandhigaynaa kooxaha gaadhay final champions League tirada ugu badan.

  1. Real Madrid (18 jeer)
  2. Ac Milan (11 jeer)
  3. Bayern Munich (11 jeer)
  4. Liverpool (10 jeer)
  5. Juventus (9 jeer)
  6. Barcelona (8 jeer)
  7. Benfica (7 jeer)
  8. inter Milan (7 jeer)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga