Kooxaha Tirada Ugu Badan Gaadhay Final champions League Oo La Soo Saaray

Waxa ay saacado yar inaga xigtaa final champions league xilli ciyaareedkan.

Kooxaha Real Madrid iyo Dortmund ayaa isaga Hor iman doona Wembely final champions league.

Waxa jira kooxo ka Badan Inta kale Marka Laga hadlayo gaadhista final champions league.

Real Madrid ayaa ah boqorada champions league maadama ay yihiin kooxda gaadhay final champions league tirada ugu badan.

Hadaba waxa aan Halkan ku Soo bandhigaynaa kooxaha gaadhay final champions League tirada ugu badan.

18 Real Madrid
11 AC Milan
11 Bayern
10 Liverpool
9 Juventus
8 Barcelona
Benfica
6 Ajax
6 Inter

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga