Juventus Oo Ku Dhaw Saxiixa Xiddig Kooxaha Premier League U Waalanayaan

Kooxda Juventus ayaa ku Sii dhawaanaysa saxiix xiddiga kooxda Aston Villa ee Douglas Luiz.

Sida Laga Soo xigtay Fabrizio Romano, Juventus iyo Aston Villa ayaa ku jira wadahadalo toos ah si ay uga heshiiyaan saxiixa xiddiga.

Juventus ayaa diyaar u ah in ay heshiiska ku darto laba Xiddig Oo kooxdeeda ah taas Oo ay Villa u furantahay.

Douglas Luiz ayaa ka mid ah Xiddigaha khadka dhexe ugu Fiican ee premier league.

Luiz ayaa ayaa xiiso wali ah ka helayaa kooxaha premier league.

Laakiin kooxda Juventus ayaa ku dhaw in ay dhamaystirto Saxiixiisa xiddiga reer Brazil.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga