DEG-DEG: Thiago Alcantara Oo Ka Tagaya Liverpool.

Kooxda Liverpool ayaa macasalaamaynaysay xiddiga Khadka dhexe ee Thiago Alcantara marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan.

Xiddiga khadka dhexe ee Thiago Alcantara Ayaa isaga tagi doona Anfield dhamaadka xilli ciyaareedkan marka uu dhoco heshiiskiisa.

Thiago Alcantara Ayaa 4 sano ka hor yimid Liverpool waxana uu kooxda la qaatay sanado cajiib ah.

Xiddiga ayaa xilli ciyaareedkan si weyn ugu dhibaatooday dhaawacyo waxana uu seegay inta badan xilli ciyaareedka Liverpool.

Wargayska The Athletic ayaa sheegay in uu Thiago Alcantara isaga tago doono Liverpool dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Thiago Alcantara Ayaa ku biiraya Liiska dadka ka tagaya Reds uguna horeeyo tababaraha kooxda e Jurgen Klopp.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga