Chelsea & Kulamada Kale Ee Uu Szoboszlai Ka Maqnaan Doono Liverpool.

Xiddiga Szoboszlai ayaa la xaqiijiyay in uu muddo garoomada ka maqnaan doono kooxdiisa kadib dhaawac soo gaadhay.

Xiddiga khadka dhexe ayaa dhaawac ku seegay kulankii Arsenal ee Axadii waxana haatan la sheegay in uu muddo garoomada ka maqnaan doono.

Xiddiga ayaa muhiim u ah kooxda Klopp waxana ay maqnaanshihiisu dhirbaaxo weyn ku noqon doontaa kooxda Liverpool oo kulamo muhiim ah ciyaari doonta.

Szoboszlai ayaa la filayaa in uu kooxdiisa ka maqnaado muddo bil iyo wax ka badan ah kadib dhaawaca soo gaadhay.

Sidaas darteed xiddiga Szoboszlai ayaa kooxdiisa ka maqnaan doona kulamo kala duwan oo muhiim u ah kooxda.

Halkan Hoose Kaga bogo kulamada uu Szoboszlai ka maqnaan doono kooxdiisa Liverpool:

vs Burnley (home) — Premier League — February 10

vs Brentford (away) — Premier League — February 17

vs Luton Town (home) — Premier League — February 21

vs Chelsea (Wembley) — Carabao Cup Final — February 25

vs Southampton (home) — FA Cup 5th Round — February 28

vs Nottingham Forest (away) — Premier League — March 2

Europa League Round of 16 First leg — March 7

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga