RASMI :- 30- Xidig ee Musharraxiinta u ah Ballon d’Or 2026 oo la shaaciyey Messi maku jira Yaase kamaqan ?

Majaladda caanka ah ee Faransiiska France Football ayaa soo bandhigtay 30-ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaalmarinta Ballon d’Or 2026, oo ah abaalmarinta loo bixiyo ciyaaryahanka ugu fiican adduunka.

Lionel Messi ayaa liiska ku jira, kaddib xilli ciyaareed iyo Koob Adduun oo uu si weyn uga dhex muuqday xulka Argentina, iyadoo Argentina ay gaartay final-ka Koobka Adduunka 2026. Messi ayaa sidaas darteed mar kale fursad u helaya inuu ku tartamo abaalmarintan.

Dhanka kale, Mohamed Salah ayaa si weyn uga maqnaanaya liiska 30-ka musharrax. Inkastoo xilli ciyaareedkiisii Liverpool uu ahaa mid niyad-jab leh, Salah wuxuu xulka Masar ku hoggaamiyey inay gaaraan wareegga 16-ka Koobka Adduunka 2026, taasoo ahayd guul muhiim ah.

🔥 Real Madrid iyo Barcelona

Real Madrid ayaa liiska ku leh afar ciyaaryahan:

  • Jude Bellingham
  • Kylian Mbappé
  • Marc Cucurella
  • Vinícius Júnior

Dhanka Barcelona, waxaa loo magacaabay:

  • Lamine Yamal
  • Pau Cubarsí
  • Rodri

Waxaa sidoo kale liiska ku jira ciyaartoy waaweyn sida Erling Haaland, Harry Kane, Bruno Fernandes, Declan Rice, Lautaro Martínez, Achraf Hakimi iyo Ousmane Dembélé.

❌ Cristiano Ronaldo iyo Mohamed Salah oo maqan

Waxyaabaha ugu badan ee liiskan laga hadal hayo waxaa ka mid ah maqnaanshaha Cristiano Ronaldo. Inkastoo Ronaldo uu qaaday horyaalka Sacuudiga isagoo la jooga Al-Nassr, haddana waxqabadkiisa Koobka Adduunka 2026 ayaan loo arkin mid ku filan inuu ku galo 30-ka musharrax.

Sidoo kale, Mohamed Salah ayaa markii ugu horreysay muddo dheer wajahay maqnaansho weyn oo Ballon d’Or ah, inkastoo uu Masar ku hoggaamiyey marxalad muhiim ah oo Koobka Adduunka ah.

🏆 30-ka musharrax ee Ballon d’Or 2026

  1. Jude Bellingham – England – Real Madrid
  2. Pau Cubarsí – Spain – Barcelona
  3. Marc Cucurella – Spain – Real Madrid
  4. Ousmane Dembélé – France – PSG
  5. Luis Díaz – Colombia – Bayern Munich
  6. Bruno Fernandes – Portugal – Manchester United
  7. Erling Haaland – Norway – Manchester City
  8. Gabriel – Brazil – Arsenal
  9. Achraf Hakimi – Morocco – PSG
  10. Harry Kane – England – Bayern Munich
  11. Lamine Yamal – Spain – Barcelona
  12. Khvicha Kvaratskhelia – Georgia – PSG
  13. Marquinhos – Brazil – PSG
  14. Sadio Mané – Senegal – Al-Nassr
  15. Lautaro Martínez – Argentina – Inter Milan
  16. Kylian Mbappé – France – Real Madrid
  17. Lionel Messi – Argentina – Inter Miami
  18. Nuno Mendes – Portugal – PSG
  19. Michael Olise – France – Bayern Munich
  20. João Neves – Portugal – PSG
  21. Julián Quiñones – Mexico – Al-Qadsiah
  22. Willian Pacho – Ecuador – PSG
  23. Declan Rice – England – Arsenal
  24. Rodri – Spain – Barcelona
  25. Fabián Ruiz – Spain – PSG
  26. Ferran Torres – Spain – PSG
  27. William Saliba – France – Arsenal
  28. Dayot Upamecano – France – Bayern Munich
  29. Vitinha – Portugal – PSG
  30. Vinícius Júnior – Brazil – Real Madrid

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga