Halyeeyga Chelsea John Terry, ayaa saadaaliyay kulamada ugu dambeeya ee Premier League xilli ciyaareedkan ee dhacaya Axadda.
Arsenal FC ayaa si rasmi ah loogu caleemo saaray horyaalka Talaadadii kadib markii Manchester City FC ay barbaro 1-1 ah la gashay AFC Bournemouth.
Kooxda Mikel Arteta ayaa kulankooda ugu dambeeya la ciyaari doonta Crystal Palace FC.
Saadaasha Terry:
- Crystal Palace 1-1 Arsenal
- Manchester City 2-0 Aston Villa FC
- Brighton & Hove Albion FC 2-1 Manchester United FC
- Fulham FC 1-2 Newcastle United FC
- Tottenham Hotspur FC 1-3 Everton FC
- Liverpool FC 1-2 Brentford FC
- Burnley FC 1-1 Wolverhampton Wanderers FC
- Nottingham Forest FC 1-2 Bournemouth
- West Ham United FC 2-1 Leeds United FC
- Sunderland AFC 0-2 Chelsea
Be the first to comment