Jose Mourinho Oo Ku Faanay Casharkii Uu U Dhigay Kooxdiisii Hore Ee Real Madrid.

Jose Mourinho ayaa ku faanay sida ay ciyaartoydiisa Benfica u soo bandhigeen kulankii ay 4–2 kaga badiyeen Real Madrid ee Champions League.

Isagoo ka hadlayay natiijada ciyaarta kaddib, wuxuu yiri:
“Waxaan u qalannaa guushan. Laba fursadood oo Mbappé ah, laba gool…

“Benfica ahaan, waa sharaf weyn, waana waqti dheer tan iyo kulankeennii u dambeeyay.”

Benfica waxay xaqiijiyeen inay gaaraan wareegga playoff-ka Champions League kaddib gool cajiib ah oo daqiiqadihii ugu dambeeyay ee waqtiga dheeraadka ah uu dhaliyay goolhayaha Anatoliy Trubin.

Si kastaba ha ahaatee, ‘The Special One’ ayaa mar kale laga yaabaa inuu la kulmo Real Madrid marka la gaaro wareegga playoff-ka.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga