Kooxda Tottenham ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga kooxda Liverpool ee Andy Robertson kaas oo ay la wareegayso suuqa January.
Kooxda Tottenham ayaa doonaysa in ay Andy Robertson ku xoojiso daafaceeda qaybta dambe ee xilli ciyaareedka.
Ku Biirista Andy Robertson ee Tottenham ayaa lagu soo waramayaa in ay ka caawin karto Liverpool in ay hesho sxiixa xiddiga Tottenham ee Micky van de Ven.
Wararka ayaa sheegaya in ay labada kooxood ka wadahadalayaan in uu Micky van de Ven ka qayb noqdo heshiiska ay Liverpool xagaaga kula wareegayso daafaca.
Be the first to comment