Michael Carrick Ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Man United isaga oo hogaamin doona inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.
Michael Carrick ayaa shaqada United kaga adkaaday tababarihii hore ee Man United Ole Gunnar Solskjaer kaas oo isna lala xidhiidhinayay Man United.
Carrick ayaa isku diyaarinaya in uu United hogaamiyo kulankiisii ugu horeeyay ee premier League todobaadka dambe.
Tababare Carrick ayaa ku can baxay shaxda 4-3-1-2 waana shax uu horay ugu soo ciyaaray kooxihii uu hogaaminayay.
Hadaba halkan waxa aan ku soo bandhigi doonaa shaxda laga yaabo in uu Carrick ku ciyaaro kulankiisa ugu horeeya.

Be the first to comment