Shaxda Uu Liam Rosenior Ku Ciyaarsiin Doono Chelsea Kadib Markii Loo Magacaabay Tababaraha Cusub Ee Kooxda.

Liam Rosenior ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda chelsea isaga oo badalay tababare Enzo Maresca.

Liam Rosenior ayaa durba bilaabay shaxda cusub ee kooxdiisa ka hor kulamada bartamaha todobaadka la ciyaari doono.

Tababare Liam Rosenior  ayaa ku caan baxay shaxda 3-da daafaca ah oo uu ku ciyaaray markii uu joogay kooxdiisii hore.

ka hor kulamada todobaadkan waxa la soo saaray sida ay noqon karto shaxda chelsea kulanka ugu horeeya ee tababare Liam Rosenior.

 

May be an image of soccer, football and text that says 'CHELSEA ® 1OOTRALL CLeB CHELSEA POTENTIAL Χι UNDER LIAM ROSENIOR PEDRO ESTEVAO PALMER CUCURELLA FERNANDEZ CAICEDO GUSTO CHAroBAH FOFANA JAMES SANCHEZ'

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga