RASMI: Kulanka Ugu Horeeya Ee 8 Dhamaadka Koobka Africa Oo La Ogaaday

Waxa la ciyaaray kulamadii ugu horeeyay ee wareega 16-ka tartanka Koobka Africa maalintii sabtidii.

Xulka Senegal ayaa ka badiyay xulka Sudan halka xulka Mali ay ka badiyeen xulka Tunisia kulamadii ugu horeeyay ee wareega 16-ka.

Waxa badiyay xulalka Senegal Iyo Mali iyaga oo iska xaadiriyay wareega 8 dhamaadka tartanka Koobka Africa.

Labada xul ee Mali Iyo Senegal ayaa isaga hor iman doona wareega 8 dhamaadka tartanka koobka Africa.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga