Kooxda Arsenal ayaa la ciyaaraysa kooxda Bournemouth kulan ka tirsan premier League.
Xiddiga Declan Rice ayuu shaki ku jiraa ka qayb galkiisa kulanka Gunners ay booqanayso Bournemouth.
Khadka dhexe ayaa seegay guushii dhexda toddobaadka ay ka gaareen Aston Villa, kadib markii uu jug ka gaaray jilibka kulankii hore ee ay la ciyaareen Brighton, taasoo keentay barar.
Xiddiga Mikel Merino ayaa la filayaa in uu buuxiyo booska Rice hadii la xaqiijiyo in uu seego kulanka.
Xiddigaha Mosquera, Calafiori Ayaa la xaqiijiyay in ay seegi doonaan kulanka.
Shaxda Ay Arsenal kaga hor tagi karto Bournemouth:
Raya; White, Gabriel, Saliba, Hincapie; Zubimendi, Merino, Odegaard; Saka, Jesus, Trossard
Be the first to comment