Arsenal Oo Awood Ku Muquunisay Bayern Munich.

Kooxda Arsenal ayaa awoodeeda ku muujisay Bayern Munich Kulan ka tirsanaa Champions League.

Goolka 1-aad ee Arsenal ayaa yimid daqiiqadii 22-aad waxana u dhaliyay xiddiga Timber kaas oo Hogaanka u dhiibay Kooxdiisa.

Laakiin 10 daqiiqo kadib ayay Bayern Munich bar-baraysay ciyaarta waxana goolka u dhaliyay xiddiga Karl kaas oo ciyaarta ka dhigay 1/1.

Madueke ayaa daqiiqadi 69-aad dhaliyay goolka 2-aad isaga oo ciyaarta ka dhigay 1/2.

Xiddiga Martinelli ayaa daqiiqadii 77-aa dhaliyay goolka 3-aad ee Kooxdiisa isaga oo sidaas guul Muhiim ah ugu Hogaamiyay Arsenal.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga