Shaxda Ugu Fiican Sanadka Premier League Oo La Soo Saaray.

Waxa la Soo saaray shaxda ugu fiican Sanadka iyada oo ay ka Soo muuqdeen xiddigo wacdaro dhigay xilli Ciyaareerdkii hore.

Kooxda difaacanaysa premier league ee Liverpool ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan kadib ku guulaysigii premier league.

Liverpool yaaa shaxda ku leh 3 Xiddig madama ay ku guulaysteen premier league.

Kooxda Arsenal ayaa shaxda ku leh xiddig kadib markii ay kaalinta 2-aad ka galeen premier league.

Kooxda Nottingham Forest ayaa dhinaceeda shaxda ku leh 2 Xiddig kadib Xilli Ciyaareerdka cajiib ah oo ay Soo qaateen.

Kooxaha Bournemouth, Crystal Palace, Brentford iyo Newcastle ayaa shaxda ku leh min Hal Xiddig.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga