Halka Uu Martin Zubimendi Ka Gali Karo Shaxda Arsenal.

Kooxda Arsenal ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga Khadka dhexe ee Martin Zubimendi.

Arsenal ayaa Martin Zubimendi ka dhigtay saxiixeedii ugu horeeyay ee suuqa kala iibsiga xagaaga.

Gunners ayaa muddo lala xidhiidhinayay xiddiga Khadka dhexe ee Martin Zubimendi kaas oo xagaagii iska iiday kooxda Liverpool.

Kooxda Mikel Arteta ayaa heshiis wakhti fog ah ka saxiixday iyaga oo heshiiska shaqsiga ah la gaadhay.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga