
Kooxda Arsenal ayaa si Rasmi ah heshiis ula gaadhay xiddiga khadka dhexe ee Martin Zubimendi.
Arsenal ayaa Martin Zubimendi ka dhigaysa saxiixeedii ugu horeeyay.
Saxafiga Fabrizio Romano ayaa xaqiijiyay in ay Arsenal heshiika shaqsiga ah la gaadhay xiddiga khadka dhexe.
Kooxda Arsenal ayaa haatan isku diyaarinaysa in ay bixiso lacagta lagu bur-burinayo heshiikiisa.
Be the first to comment