Thierry Henry Oo Qiimeeyay Fursadaha Arsenal Ee Kulanka Real Madrid.

Thierry Henry ayaa aaminsan in Arsenal ay awood buuxda u leedahay in ay garaacdo Real Madrid ama Atletico Madrid kulanka suurtogalka ah ee wareega 8 dhamaadka champions League.

Gunners ayaa 7-1 ku xasuuqday PSV Eindhoven oo ay marti u ahayd Salaasadii kulan k tirsanaa lugta 1-aad ee wareega 16-ka champions League iyaga oo Hal lug la galay wareega xiga ee tartanka.

Arsenal ayaa wajahaysa midkood Real Madrid ama Atletico Madrid wareega 8 dhamaadka tartanka Champions League.

Wakhtigaaa Arsenal waxa dhaawaca uga Soo laaban doona xiddigaha Saka iyo Martinelli taas oo fursad fiican siinaysa kooxda.

Henry ayaan sheegay in Soo laabashada labada xiddig ay kor u qaadayaan Fursadaha Arsenal Ee kulanka.

“Haa, Arsenal way garaaci kartaa kooxaha reer Madrid” ayuu halyeyga Gunners Henry u sheegay CBS Sports. “Waan aaminsanahay taas,

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga