Kooxda Man City ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga Khadka dhexe ee Nico González.
Man City ayaa Nico González ka dhigtay saxiixeedii ugu dambeeyay ee suuqa January iyada oo Pep Guardiola doonayo in uu ku xoojiyo Khadka dhexe.
Kooxda Man City ayaa bixisay lacag dhan 60 milyan oo lagu bur-burinayo heshiiska xiddiga Khadka dhexe ee Nico González.
Guardiola ayaa Nico González ula soo wareegay si uu u buuxiyo booska Rodri oo dhaawac halis ah kaga maqan kooxda.
Xiddiga Nico González ayaa haatan u duulay England si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda Man City.
Be the first to comment