Tartanka horyaalka premier League ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo kooxo badan wacdaro dhigayaan.
Sidoo kale xiddigo badan ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib iyaga oo dhaliyay goolal badan.
Xiddiga kooxda Man City ee Erling Haaland ayaa dhaliyay goolasha ugu badan horyaalka premier Legaue ilaa haatan.
Haaland ayaa dhaliyay 10 gool 5 kulan oo uu ciyaaray ilaa haatan xilli ciyaareedka premier League.
Waxa ku xiga xiddiga kooxda Liverpool ee Luis Diaz kaas oo dhaliyay 5 gool ilaa haatan horyaalka premier League.
Waxa ku xiga xiddigaha Bryan Mbuemo oo dhaliyay 4 gool una ciyaara Brentford, Jhon Duran oo dhaliyay 4 gool una ciyaara Aston Villa iyo xiddiga chelsea ee Nicolas Jackson oo dhaliyay 4 gool.
Halkan Kaga bogo xiddigaha ugu goolasha badan premier League:
# | Player | Team | Nationality | Age | Goolasha | |
---|---|---|---|---|---|---|
1. | Erling Braut Haaland | Manchester City |
Norway |
24 | 10 | |
2. | Luis Díaz | Liverpool |
Colombia |
27 | 5 | |
3. | Bryan Mbeumo | Brentford |
France |
25 | 4 | |
4. | Jhon Durán | Aston Villa |
Colombia |
20 | 4 | |
5. | Nicolas Jackson | Chelsea |
Senegal |
23 | 4 |
Be the first to comment