Xulalka Sida Rasmiga Ah Ugu Soo Baxay Koobka Africa 2025.

Waxa la ciyaarayaa is reeb-reebka koobka Africa 2025 oo meel xiiso leh maraya.

Xulal badan ayaa u dagaalamaya sidii ay uga qayb noqon lahaayeen xulalka ka qayb galaya tartanka ugu qiimaha badan qaarada Afrca.

Inkasta oo aanu wali dhamaan is reeb-reebka waxa jira xulal xaqiiqsaday booskooda tartanka Afcon 2025.

Tartanka koobka Africa ee sanadka 2025 ayaa lagu qaban doonaa dalka Morocco sanadka soo socda.

Xuluka Uganda, Burkina Faso iyo Cameroon ayaa noqday labada xul ee sida Rasmiga ah ugu soo baxay wareega Group-yada ee tartanka Africa 2025.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga