WARBIXIN: 10- Weeraryahan Ee Ugu Fiican Taariikhda Kubada Cagta Oo La Soo Saaray.

Booska weerarka waa booska ugu samaynta badan kubada cagta iyaga Oo Go’aamiya ciyaaraha kubada cagta.

Inta badan xiddigaha weerarka ayaa Ka Soo muuqda ciwaanada wargaysyada Sabab la xidhiidha in ay samayn ku leenahay ciyaaraha.

Taariikhda kubada cagta waxa Soo Maray xiddigo badan kuwaas Oo magaca ku leh taariikhda kubada cagta.

Hadaba Halkan waxa aan ku Soo bandhigi doona 10 weeryahan ee ugu fiican taariikhda kubada cagta.

  1. Lionel Messi
  2. Pele
  3. Diego Maradon
  4. Johan Cruyff
  5. Zinedine zidane
  6. Alfredo di Stefano
  7. Ronaldo Nazario
  8. Garrincha
  9. Zico
  10. Cristiano Ronaldo.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga