WARBIXIN: 10-ka Weeraryahan Ee Ugu Fiican Adduunka.

Waxa ugu adag balse ugu muhiimsan kubbada cagta ayaa ah in kubbada la dhex dhigo shabaqa.

Tani waxay ka dhigeysaa weeraryahannada hantida ugu qiimaha badan kubada cagta maadaama helitaanka weeraryahan No.9 oo waliba si joogto ah gool u dhaliya ay adagtahay in la helo.

Kooxaha qaar ayaa hela hab ay goolashooda ugu faafiyaan kooxda, laakiin malaha wax iska dhacay ma aha in kooxaha ugu fiican ay helaan ragga ugu awooda badan ee hogaaminaya weerarka.

Sida iska cad, u ciyaarista koox Fiican waxay siinaysaa weeraryahanka fursad fiican oo uu ku heli karo fursado badan oo uu goolal ku dhalin karo.

Hadaba Halkan waxa aan ku soo bandhigi doonaa 10-ka weeraryahan ee ugu fiican adduunka haatan:

10-ka Weeraryahan ee Ugu Fiican Adduunka.
Rank Player Nation Club
1 Harry Kane England Bayern Munich
2 Erling Haaland Norway Manchester City
3 Kylian Mbappe France Paris Saint-Germain
4 Lautaro Martinez Argentine Inter Milan
5 Viktor Gyokeres Sweden Sporting
6 Antoine Griezmann France Atletico Madrid
7 Victor Osimhen Nigeria Napoli
8 Cristiano Ronaldo Portugal Al-Nassr
9 Robert Lewandowski Poland Barcelona
10 Heung-min Son South Korea Tottenham Hotspur

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga