Daawo: Bishad Saadaalisay Kulanka Adag Ee Man City Iyo Real Madrid Ee Champions League.

Waxa si weyn loo sugayaa kulanka adag ee caawa dhexmari doona kooxaha Real Madrid iyo Man City.

Labada kooxood ayaa ku kulmi doona Etihad kulan ka tirsan lugta 2-aad ee wareega 8 dhamaadka champions League.

Labada kooxood ayaa kulanka soo galaya iyaga oo bar-baro ku soo kala baxay kulankii lugta hore.

Ka Hor Kulanka ay saacaduh ka dhiman tahay bisad (Yaanyuur) ayaa saadaalisay kooxda badin doonta kulanka.

Bisada ayaa saadaalisay in ay Man City badin doonto kulanka isla markaas u gudbi doonto wareega Semi-final-ka.

Dhinaca kale Bisada ayaa saadaalisay in Bellingham dhalin doono gool kulanka.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga