Tartanka Gooldhalinta Champions League Oo Meel Xiiso Leh Maraysa.

Tartanka Champions League ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo la ciyaaray kulamadii lugta hore ee wareega 8 dhamaadka tartanka.

Xiddiga Kooxda Bayern Munich ee Harry Kane ayaa gool ka dhaliyay Arsenal waxana uu sii dheeraystay hogaanka gool dhalinta champions League.

Xiddiga Kane ayaa dhaliyay 7 gool ilaa haatan tartanka champions League isaga ayaana hogaaminaya gool dhalinta tartanka champions League.

Waxa ku xiga xiddigaha Erling Haaland, Kylian Mbappe iyo Antoine Griezmann kuwaas oo dhamaantood wada dhaliyay min 6 gool ilaa haatan.

Waxa ku xiga xiddigaha Álvaro Morata, Galeno, Julián Álvarez, Phil Foden iyo xiddigaha Rasmus Højlund kuwaas oo dhamaantood dhaliyay min 5 gool.

Halkan Kaga Bogo xiddigaha Ugu Goolasha Badan Champions League.

# Player Team Age Nationality Goals
1. Harry Kane Bayern München 30 England
7
2. Antoine Griezmann Atlético Madrid 33 France
6
3. Erling Braut Haaland Manchester City 23 Norway
6
4. Kylian Mbappé Paris Saint-Germain 25 France
6
5. Álvaro Morata Atlético Madrid 31 Spain
5
6. Galeno Porto 26 Brazil
5
7. Julián Álvarez Manchester City 24 Argentina
5
8. Phil Foden Manchester City 23 England
5
9. Rasmus Højlund Manchester United 21 Denmark
5
10. Bukayo Saka Arsenal 22 England
4

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga