Update: Germany Iyo Netherlands Oo Ku Biiray Xulalka Laga Reebay Koobka Adduunka

Koobka Adduunka ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo lagu jiro wareega bug-baxa gaar ahaan wareega 32-ka.

Tartanka ayuu durba ka bilowday lama filaano iyada oo la reebay xulal waaweyn kadib bilaabashada wareega bug-baxa.

Xulalka Germany Iyo Netherlands oo ka mid ah xulalka ugu awooda badan ayaa laga reebay tartanka koobka adduunka.

Sidoo kale Japan Iyo South Africa ayaa ku biirtay xulalka laga reebay tartanka koobka adduunka ilaa haatan.

Halkan Kaga Bogo xulalka ilaa haatan laga reebay koobka adduunka.

Czech Republic
Qatar
Haiti
Turkey
Curacao
Tunisia
New Zealand
Uruguay
Saudi Arabia
Iraq
Jordan
Uzbekistan
Panama
Scotland
South Korea
Iran
South Africa
Japan
Germany
Netherlands

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga