Tababaraha Tottenham Oo Ku Digtay Man United.

Tababaraha Tottenham Hotspur Ange Postecoglou ayaa si fiican uga jawaabay mar la weydiiyay hadii Manchester United ay u tartami karto booska afaraad.

Red Devils ayaa 8 dhibcood ka danbeysa iyada oo farqigaas sii dheeraaday ka dib markii ay barbaro 1-1 ah la galeen Brentford.

Intii lagu jiray shirkiisa jaraa’id ee ugu dambeeyay wariye ayaa waydiiyay Ange: “Weli ma arki kartaa in Man United idinkula Tartamayso Kaalinta 4-aad?

“Waxa ay Naga dambeeyaan Farqi Weyn, sidoo kale ma ahan kuwo joogto si fiican ugu ciyaara”.

Tabbaaraha reer Australia ayaa si jees-jees ah ugu jawaabay:”Miyaad noo aragtaa inaan la tartamayno Manchester City”.

“Hagaag, sideed dhibcood oo kaliya ayay naga horeeyaan.”

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga