Shaxda Ugu Fiican Xilli Ciyaareedka Premier League Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo afjaray xilli ciyaareed aad u dheer horyaalka premier League.

Koxda Man City ayaa ku guulaystay horyaalka premier League markii 4-aad oo xidhiidh ah.

Kooxda Arsenal ayaa xilli ciyaareedkii 2-aad ku tartantay premier League.

Dhinaca kale kooxda Liverpool ayaa kaalinta 3-aad ee kala saraynta horyaalka.

Kooxaha Chelsea Iyo Man United ayaa ku dhamaystay meel ka baxsan halkii la filayay.

Kadib dhamaadka xilli ciyaareedka waxa uu wargayska SportsMole soo saaray shaxda uGu fiican horyaalka.

Kooxaha Arsenal Iyo Man City ayaa shaxda ku leh xiddigaha uGu badan iyaga oo ku leh min 3 xiddig.

Kooxaha Liverpool, Chelsea, Everton, Tottenham Iyo Aston Villa ayaa dhinacooda shaxda ku leh min hal xiddig.

PL TOTS 2023-24

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga