![image_2024-09-04_215054524](https://i0.wp.com/kooxda.com/wp-content/uploads/2024/09/image_2024-09-04_215054524.png?resize=678%2C381&ssl=1)
Majalada France football ayaa soo saartay Liiska Goolhayayaasha u tartami doona Goolhayaha uu fiican adduunka sanadka 2024.
France Football ayaa soo saartay Goolhayayaashii wacdaraha dhigay sanadkan kuwaas oo lagu abaalmarin doono qaab ciyaareedkooda.
Goolhayayaasha u tartamaya abaalmarinta ayaa ah 5 Goolhaye kuwaas oo lagu soo xushay qaab ciyaareedkii ay soo bandhigeen.
Goolhayayaasha u tartamaya abaalmarinta ayaa midkood loo aqoonsan doonaa Goolhayaha ugu fiican adduunka.
Halkan Kaga bogo goolhayayaasha u tartamaya abaalmarinta.
- David Raya (Arsenal)
- Gianluigi Donnarumma (PSG)
- Gregor Kobel (Borussia Dortmund)
- Andrei Lunin (Real Madrid)
- Mike Maignan (Ac Milan)
- Emi Martinez (Aston Villa)
Yann Sommer (Inter)
Be the first to comment