Premier League Arsenal Dusha Ka Saaraya Ganaax & Liverpool Oo Sabab U Ah

Kooxda Arsenal ayaa Lagu wadaa in lagu ganaaxo lacag dhan 25 kun oo Gini kadib markii lix ka mid ah ciyaartoydeeda ay jaale qaateen kulankii Liverpool.

Arsenal ayaa Garaacay Liverpool kulan ka tirsanaa premier league laakiin waxa kaadhka digniinta looga taaagay 6 Xiddig intii ay socotay ciyaartu.

Xiddigaha Ben White, William Saliba, Gabriel Magalhaes – Jakub Kiwior, Oleksandr Zinchenko, Declan Rice & Kai Havertz

Wararka ayaa sheegaya in Premier League uu ganaax ku kacaya lacag dhan 25 kun oo Gini.

Horraantii xilli ciyaareedkan, Chelsea iyo Liverpool ayaa sidoo kale lagu ganaaxay inay 6 Xiddig ka qaateen kaadhka digniinta

ah.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga